Somalisch

Transcrição

Somalisch
Muxuu keenayaa Baranaamijkaan?
Sidee u shaqeeyaa „schritt:weise“?
Barbaarin. Cayaar iyo waxbarasho isku
jira si Waalidku Ilmihiisa u caawiyo si
firfircoona u kobciyo Ilmaha.
Boogasho Guri. Adiga iyo Ilmahaa waxaa
guriga laydinka so booqanayaa
Toddobaadki 1 Mar Bilaha hore, kadibna
2dii Toddobaad 1 Mar Qof ka socda
„Tallaabo Tallaabo“.
Dhirgelin. Adigu waalid ahan waxaad ka
caawinaysaa Ilmahaaga si cayaar ah adoo
dhiirigelineya.
Bilawga Caawinta. Waxaad Ilmaha u
suurtagelinaysaa Barbaarin Caafimad
qabta hadhawne ka caawineysa bilawga
Kindergartenka iyo Iskuulka.
Cayaarta baro. Qofka Guriga kugu so
booqanaya waa qof la baray habka
Cayaarinta. Mar walbana waxuu kuu
keenaysaa Figrado cayareed oo casri ah,
buugag sawiro leh iyo alaab ciyaar ah.
Cayaarta Tijaabi. Waxaad la cayaaraysaa
ilmahaaga, sida ay ku tustay Guri
booqatadu. Waxaad u suuragalinaysaa
waxyaalo badan oo ku cusub oo muhiim u
ah koritanka ilmaha.
Kulan Kooxeed. 2dii Toddobaadba hal
mar ayaa la kulmaysaa waalidiinta kale,
waxaad is waydaarsanaysaan
waayaaragnimo barnaamijkaan oo cayaar
iyo waxbarasho.
Socod Barnaamijka. Wuxuu soconayaa
Barnamijka Cayaarta iyo Waxbarasho ee
tallaabo tallaabo 18 Billod.
schritt:weise – wuxuu u fiican
yahay carruurta iyo waalidkood

Carrurtu waxay baranayasn inay
si firfirrcoon u cayaaraan

Waxay kobcinaysaa darenka
ilmaha

Carrurta waxay baranayaan
weedho cusub oo afkooda ah

Carruurta waxay ogaanayaan
Alaabo Cayaar oo Cusub

Carruurta way ku adkaanayaan

Caruurta iyo waalidiintooda waxay
kawada fa‘iideysan karaan
cayaaraha wadajirka ah
Kaqaybgalka. Barnaamijka lagu qaban
doonaa luqado kala duwan.
Socodka. Barnaamijka waxuu soconayaa
18 Bilood. Xilliga Fasaxa isguulka
booqasho Guri iyo kulan koxeed ma jiro
midna.
Qiimaha. Qiimaha Kaqeiybgalitaanka waa
10 Faran qooyskiiba bil kast (alaabaha
cayaarta).
Primano waxa uu yahay barnaamij
kusaabsan dhiirigalinta Caruurta
kindergartenka iyo isguulka ka hor.
Barnaamijku gobolka Berna oo ka socda
iyo waxaa gacan siiyaan:

Jacobs Foundation

Stiftung Mercator Schweiz

Kanton Bern

Bundesamt für Gesundheit

Warlomont Anger Stiftung

Bürgi-Willert-Stiftung

Roger Federer Stiftung
Standort Bern West:
Gesundheitsdienst der Stadt Bern
Brigitte Moore und Katrin Müller
Frankenstrasse 1
3018 Bern
[email protected]
[email protected]
Tel. 031 321 58 60
Standort Bern Nord/Ost:
Gesundheitsdienst der Stadt Bern
Laila Akra
Monbijoustrasse 11
Postfach
3001 Bern
[email protected]
Tel. 031 321 69 52
Standort Bern Mitte/Süd:
Gesundheitsdienst der Stadt Bern
Jacqueline Schneider Harringer
Monbijoustrasse 11
Postfach
3001 Bern
[email protected]
Tel. 031 321 69 52
Nähere Informationen:
www.primano.ch
somalisch/ 07.2016
Si fudud uga qaybgal Barnaamijka
schritt:weise!
schritt:weise
Tallaabo Tallaabo
Barnaamijka Booqashoguriyeedka Qoysaska

Documentos relacionados